HomeUncategorized

Dhagayso Warbixin Xafiiska Difaacaha Xaquuqul Aadanaha Puntland oo soo bandhigay Nidaam bilaash ah oo loola soo xiriiri karo

Garowe, 21 - April - 2016 Xafiiska Xuquul nsaanka Punland ayaa Soo Bandhigay Lambaro lacag La,aan ah oo Lagala Soo Xiriirayo Xafiiskooda Cidiii Cabsho Xaga Xuquuqda Aadanaha ah Tas oo Dadweynha u Fududaynaysa inay Si Dhib yar Ku Soo Wacaan Xafiiska iagoon imaan Mesha uu Ku yaalo.

Wasiir Salah “Waxaan Farayaa Shirkadaha Dhismaha in ay xuquuqda Naafada ilaaliyaan”
DHEGEYSO-Warkii Fiidnimo ee Daljir iyo Xasan Haykal.
RW Cumar Cabdirashiid oo lagu wado in uu Maanta Booqdo Kismaayo
Garowe, 21 – April – 2016 Xafiiska Xuquul nsaanka Punland ayaa Soo Bandhigay Lambaro lacag La,aan ah oo Lagala Soo Xiriirayo Xafiiskooda Cidiii Cabsho Xaga Xuquuqda Aadanaha ah Tas oo Dadweynha u Fududaynaysa inay Si Dhib yar Ku Soo Wacaan Xafiiska iagoon imaan Mesha uu Ku yaalo.
 
Lambaradaan oo ah Kuwa lacagla,aan ah waxaa Bulshada u Soo Badhigay Xafiiska Xuququl Insaabka Punland. Warbixin Amuurtaas Ku Soobasan waxa Garoowe ka Soo Diray Wariye Cabdi Xakiin Xusein Xasan
 
Hoos ka dhagayso Warbixinta

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: