HomeUncategorized

Dhagayso Saakay iyo Dunida Arbaco 20 – April – 2016 – Wariye Xassan Haykal (Studio Daljir Boossaaso)

Boossaaso, 20 - April - 2016 - Barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida oo saakay idin kaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaa idinla socodsiinaya wariye Xassan Haykal, waxaad-na barnaamijka ku maqli-doontaan qodobo xiiso badan oo ay ka mid yihiin:

Shirkii golaha wasiirrada federaalka oo looga dooday arrimo badan, laguna aqoonsaday golaha kumeel gaarka ah ee dalka Liibiya.
M/weyne ku xigeen Puntland oo amar ku bixiyey in la banneeyo xeryaha dawlada ee magaalada Galkacyo. [Akhris …]
Taliyihi hore ee Ciidamada Milatariga Burundi oo la Dilay

Boossaaso, 20 – April – 2016 – Barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida oo saakay idin kaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaa idinla socodsiinaya wariye Xassan Haykal, waxaad-na barnaamijka ku maqli-doontaan qodobo xiiso badan oo ay ka mid yihiin:

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: