Dhagayso Caawa iyo Daljir Axad 17 – April – 2016 – Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim (Studio Daljir Boossaaso)

Boossaaso, 17 – April – 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, waxaad-na ku maqli-doontaan qodobo ay ka mid yihiin:
 
Shir madaxeedkii amniga Africa oo maantay lagu soo gaba-gabeeyay dalka Itoobiya
 
Dilal saacadihii lasoo dhaafay siyaabo kale duwan loogu gaystay Muqdisho
 
Kismaayo oo uu ka furmay shir looga arrinsanayo baahinta xukunka
 
Maalinta dhir-beerista Soomaaliya oo laga xusay meelo ka mid ah Soomaaliya
 
Shirkado Midoobay oo boosaaso ku shaaciyay iskaashigooda. Iyo qodobo kale
 
Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran.
Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com