HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijka Subaxnimo ee Saakay iyo Dunida Khamiis 14 – April – 2016 Axmed Shiikh Maxamed Tallman

Boossaaso, 14 - April - 2016 Barnaamijka Subaxnimo ee saakay iyo dunida oo idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah.

Hay?ada udooda xaquuqul aadanaha ee (HRW) oo fariin qaylo-dhaan ah u dirtay deeq-bixiyaasha lagu casumay shirka London.
Cisbitaalka guud ee Caluula oo 15 sano kadib la furay, hawlna bilaabay. [Dhegaysi …]
Jokob Zuma oo ku baaqay in la joojiyo Colaadaha looga soo horjeedo Ajaanibta ee Koonfur Afrika

Boossaaso, 14 – April – 2016 Barnaamijka Subaxnimo ee saakay iyo dunida oo idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: