HomeUncategorized

(Dhagayso) Caawa iyo Daljir Talaado 14 – April – 2016 Axmed Shiikh Maxamed Tallman

Boossaaso, Talaado - 14 - April - 2016 - Barnaamijka caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaa idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:

Caawa iyo Daljir, Axad, Dec 30,Cabdifataax Cumar Geedi ( Hargeysa )
?M/weyne Shariif oo dhaliilay ciidanka dawlada Somaliya, sheegayna in ay gabeen dawrkoodii.
DHAGAYSO: Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Jama Abdurahman
Boossaaso, Talaado – 14 – April – 2016 – Barnaamijka caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaa idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:
 
Madaxwayne Gaas oo guul ku tilmaamay shirarkii Garowe iyo Muqdisho ee la xiriiray 2016
 
Xildhibaan Goodax oo sheegay in la baalmaray Dastuurka Soomaaliya
 
Falanqayn la xiriirta shirarkii Muqdisho iyo Garowe
 
Rag labo cisho ka hor laga kaystay gudaha Gaalkacyo oo la arkay maydadkooda.
 
Maxaabiis lagu wareejinayo Somaliland
 
Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo ka waramay ahmiyada beeruhu u leeyihiin dadka Puntland iyo qodobo kale:
Hoos ka dhagayso 
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: