HomeUncategorized

(Dhagayso) Qaar ka mid ah waxgaradka gobollada SSC oo nasiib-darro wayn ku tilmaamay hadalkii kasoo yeeray Cali Khaliif Galayr, taageerayna hishiiskii Garowe

Muqdisho, 11 - April - 2016 - Waxgarad kasoo jeeda gobollada Sool, Sanaag, iyo Cayn, oo qaar-kood shirjaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa nasiib-darro wayn ku tilmaamay hadal kasoo yeeray Dr Cali Khaliif Galayr hoggaamiyaha maamulka Khaatumo.

DHEGEYSO-Barnaamij gaar ah booskii Maanhadal iyo doorashadii golaha deegaanka Galkacyo.
DHEGEYSO-Falanqayn ku saabsan dacwadda badda Somalia iyo Kenya oo maalinkii 2aad socota.
Sheikh Shariif oo Soomaalida ugu baaqay in ay ka faa?iidaystaan horumarka ka socda dalka
Muqdisho, 11 – April – 2016 – Waxgarad kasoo jeeda gobollada Sool, Sanaag, iyo Cayn, oo qaar-kood shirjaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa nasiib-darro wayn ku tilmaamay hadal kasoo yeeray Dr Cali Khaliif Galayr hoggaamiyaha maamulka Khaatumo.
 
Waxgaradkaan oo ka koobnaa qaybaha bulshada gobollada SCC oo shirkoodu ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa dhammaantood waxay muujiyeen in ay ku kalsoonyihiin maamulka Puntland, taageero-wayna u hayaan shirkii Garowe kusoo dhammaaday ee u dhaxeeyay DF iyo Puntland.
 
Enjineer Rooble Ciise Axmed, Ikhiyaar Maxamuud Warsame, Iyo Dr C/samad oo ka mid ahaa xubnihii shirkaasi ka hadlay ayaa lasoo xiriiray Radio Daljir xilli ay ku sugnaayeen goobta Shirka.
 
Waa kuwaan iyagoo ka hadlaya daroonkooda.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: