HomeUncategorized

Dhagayso Shuruudaha Looga Baahan Yahay Kooxaha Heerka 1aad ee Puntland Oo Lashaaciyey.

Garowe, 06 - April - 2016 - Xiriirka kubadda cagta Puntland ayaa shaaciyey shuruudaha looga baahan yahay inay soo buuxiyaan todobada kooxood ee kasoo qaybgeli doona horyaalka heerka kowaad ee Puntland.

DHEGEYSO-Warkii fiidnimo ee Daljir iyo Weriye Cabdullaahi Yare.
Taliyihii ciidanka bileyska Puntland Muuse Axmed Saalax oo lagu aasay Garoowe. [Akhris …]
Dagaallo maanta ka dhacay bariga Laascaanood iyo dhinacyada oo haatan ku jira is abaabul
Garowe, 06 – April – 2016 – Xiriirka kubadda cagta Puntland ayaa shaaciyey shuruudaha looga baahan yahay inay soo buuxiyaan todobada kooxood ee kasoo qaybgeli doona horyaalka heerka kowaad ee Puntland.
 
Todobada kooxood ee soo buuxiya shuruudahani ayaa ka qaybgeli doona tartanka horyaalka heerka 1aad ee Puntland iyadoona kooxda qaada ay laciyaari doonto kooxda kusoo guulaysta horyaalka Muqdisho lagu qabto.

Xoghayaha xiriirka kubadda cagta Puntland Cabdulqaadir Cali Daahir (Juula), ayaa xafiiskiisa arrinkaasi ugaga waramay Cabdirashiid Bashiir Maxamuud oo Daljir Garoowe kusugan.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: