HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijka Saakay iyo Dunida Arbaco 06 – April – 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Boossaaso

Boossaaso, April 06 - 2016 - Barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida oo idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, qodobada barnaamijka aad ku maqli-doontaan waxaa ka mid ah

Dawladda PL oo si weyn oga digtay Lacag faalsaa oo ku dhex milantay lacagtii caadigaa ahayd, shacabkana ugu baaqday inay ka feejignaadaan.
Dowladda Puntland oo Rag Al-shabaab ka tanaasulay ku soo bandhigtay Bosaaso
Guddiga nabaddeynta Jubbaland oo ku guuleystay inta badan howlihii loo xil-saaray (Dhegeyso)

Boossaaso, April 06 – 2016 – Barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida oo idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, qodobada dhowr ayaad barnaamijkeena ku maqli doontaa. 

Hooska dhagayso brnaamijkii oo dhammaystiran iyo wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: