HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir 04 – April – 2016 – Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Daljir Garowe

Garowe, 04 - April - 2016 - Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir 04 - April - 2016 - Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Daljir Garowe. Qodobada barnamaijka caawa aad ku maqli-doontaan waxaa ka mid ah:

Fanaanada Saada Cali Warasame oo ka tacsiyaynaysa geerida Alle ha u naxariistee C/llahi Yusuf Axmed.
Warbixin-Gudiyada xabad joojinta Galkacyo iyo Qaramada Midoobey oo shiray.
Dr. Garweyne ?Kiis cusub oo dabaysha ah ayaa lagu arkay Boosaaso Talaalkuna waa scoda?(Dhegeyso)

Garowe, 04 – April – 2016 – Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir 04 – April – 2016 – Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Daljir Garowe. Qodobada barnamaijka caawa aad ku maqli-doontaan waxaa ka mid ah:

M/ Hore ee Puntland C/raxmaan Faroole oo si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan Doorashada Madaxtinimo ee Soomaaliya 2016, dhina kalena qaadacay hishiiskii xalay Gaowe ay ku gaareen Puntland iyo DF.
 
M/hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi Cadde Muuse oo si diiran usoo dhaweeyay Hishiiskii xalay Garowe lagu gaaray.  Saluugmana ka muujiyay fulinta hishiiska dhanka DF.
 
W/hore ee Caafimaadka Puntland Dr Saadiq Eenow oo qaadashada Hishiiskii Garowe, dhinaca kalena tilmaamay in Nidaamka  4.5 uu sahlayo sidii Mar kale uu kursiga ugu soo noqon-lahaa Madaxwayne Xassan Shiikh. 
 
Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta iyo aqoonyahannada reer Puntland ee Maraykanka oo walaac aad u daran ka muujiyay hishiiskii Garowe ku dhexmaray Puntland iyo DF.
 
(Dhagayso) Maxamed Yuusuf: Dastuurku Muwaadiniininta wuxuu siinayaa Awood, iyo Waajibaad.
 
Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo sheegay in dilalkii Madax-jabiska ahaa ee ka dhacay deegaannada Puntland in ay ka dambeeyeen dadka Koonfurta Soomaaliya ka yimid.
 
 
Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: