HomeUncategorized

(Dhagayso) Maxamed Yuusuf: Dastuurku Muwaadiniininta wuxuu siinayaa Awood, iyo Waajibaad.

Garowe, 04 - April - 2016 - Maxamed Yuusuf Cali Guddoomiyaha Difaacaha Madaxa-banaan ee Xaquuqul Aadanaha Puntland oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka waramay Dastuurku awoodaha uu siinayo Muwaadiniinta reer Puntland.

Xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu dhaawacay Muqdisho.
Hogaamiye Sare oo ka tirsanaa Al-shabaab oo ku Biiray Daacish
Caawa iyo Daljir, Khamiis, April 18, Khadar Cawl Ismaaciil ‘Daljir Buuhoodle’

Garowe, 04 – April – 2016 – Maxamed Yuusuf Cali Guddoomiyaha Difaacaha Madaxa-banaan ee Xaquuqul Aadanaha Puntland oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka waramay Dastuurku awoodaha Iyo Waajibaadyada uu siinayo Muwaadiniinta reer Puntland.  

Maxamed Yuusuf ayaa tillaabo wanaagsan ku tilmaamay in xukuumadda Puntland ay ka taligaliso markii hore shacabka mabda’a 4.5, waxaase uu saluugay in markii dambe aanan taladii lagu soo celin bulshada. Waxaa uu hadalkiisa raaciyay in mas’uuliyad ay dowladda ka saarantahay muwaadiniinta Puntland.

Waraysiga Mudane Maxamed ayaa inta badan waxaa uu taabanayaa Sharciga iyo awoodaha uu kala siinayo Dowladda iyo Iyo Shacabka.  Hoos ka dhagayso Waraysi uu la yeeshay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: