HomeUncategorized

(Dhagayso) Cumar C/rashiid: Hishiiska Garowe wuxuu soo afjarayaa Nidaamka 4.5

Garowe, 04 - April - 2016 - Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo ka hadlay hishiiskii xalay lagu gaaray Garowe ayaa shaaciyay in uu ahaa hishiis taariikhi oo Soomaaliya siyaasadeeda wax badan ka badali doona.

DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Xasan Haykal.
Qaramada Midoobay oo ka Hadashay Dooni lagu Afduubtay X.Somalia
Sawiro: mudaharaad looga soo horjeedo Al-shabaab oo ka dhacay Garoowe.

Garowe, 04 – April – 2016 – Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo ka hadlay hishiiskii xalay lagu gaaray Garowe ayaa shaaciyay in uu ahaa hishiis taariikhi oo Soomaaliya siyaasadeeda wax badan ka badali doona.

“Waxaan ku tilmaami karaa hishiiska Garowe mid taariikhi ah, waxaan hubaa in hishiiskaan uu meesh aka saarayo Nidaamka 4.5, waxaan ku kalsoonahay shacabka Soomaaliyeed in ay sugan-karaan ammaankooda, qabsanna karaan doorasho xor ah, tani waa himilo u baahan xaqiijiyin” Sidaasi waxaa yiri Cumar C/rashiid R/wasaaraha Soomaaliya

R/wasaare Cumar waxaa uu Puntland ku ammaanay doorka ay ka qaadatay dagaalka Al-shabaab, hirgalinta nidaamka federaaliisimka, ka qayb-galka iyo hirgalinta dowladnimada Soomaaliya iyo doorka ay Puntland kasoo qaadatay Samaynta Dastuurka Dalka.

Hoos ka dhagayso Codkii R/wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ee Garowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: