HomeUncategorized

DHAGEYSO: Galmudug oo ka hadashay Dagaaladii u dambeeyey

March 24 2016 Galmudug ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixisey dagaalo ay la galen Maleeshiyadii lagu soo jabiyey deegaanada Puntland.

Maxkamada gobolka Nugaal oo maanta dib u dhigtay kiis la xiriira dilkii Xildhibaan Sheybe.
Puntland oo bilawday qorshe dareen-qaybsi ah oo ku aaddan dhib la wadaagidda dadka ay abaaruhu halakeeyeen.
DHEGEYSO-Doorasho kadhacda magaalada Muqdisho oo walaac laga Muujiyey.

Galmudug ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixisey dagaalo ay la galen Maleeshiyadii lagu soo jabiyey deegaanada Puntland.

Sarkaal sare oo kamid ah ciidamada Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaalo dhexmaray ciidamadooda & Maleeshiyada Shabaab oo ku dagaalamay maanta deegaano kamid ah gobalka Mudug.

Sarkaalkan oo la hadlayay Radio Daljir ayaa sheegay in ay Shabaab badan ku dileen howlgalkan, isla markaasna ay hadda qiimeyn doonan khasaaraha ay u geysteen kooxdan.

Horay Puntland ayaa ula soo dagaalantay kooxaha Shabaab, Galmudugna waxay sheegtay in ay hadda talaabo ka qaadi doonto xaaladdan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: