HomeUncategorized

(DHAGEYSO) Dagaal ka dhacay Bander Beyla

March 24 2016 Ciidamada dawladda Puntland ayaa wali daba jooga firxadka kooxihii ku soo duulay deegaanada Puntland.

?Gaashaan oo beeniyey eedaha Donald Payne.
Baahin: Isniin, 1 July 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe
Qeybo ka mid ah Muqdisho oo si weyn looga barakacay iyo dagaallada oo sii baahaya. [Akhris …]

Saraakiisha ciidamada dawladda Puntland ayaa sheegay in ay howlgalkan ku soo qabteen kooxahaas qaar kamid ah, isla markaasna ay hadda kudaba jiraan sidii loo soo qaban lahaa kooxihii halkaas ku sugnaa.

Khasaaraha ka dhashay weerarkan ayaa lagu sheegay in kooxaha soo duulay laga dilay 2 Maleeshiyaad ah, 6-na gacanta lagu soo dhigay, iyadoo hadda la xaqiijiyey in ay meel god ah kujiraan kooxo lagu hareereysan yahay.

Saraakiisha ciidamada Amniga ee gobalka Karkaar ayaa sheegay in ay kooxahan ka soo baxsadeen Togga Suuj dhawaan, isla markaasna ay qeyb ka yihiin firxadkii kooxahaas oo maalmahan oo dhan laga soo qab-qabanayay deegaanada gobalka Karkaar.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: