HomeUncategorized

Madaxweynaha Somalia oo Imaaraadka kula kulmay Ganacasato Somali ah

Garacad, 24, March, 2016-(Daljir)_Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalad Dubai ee xarunta isutaga Imaaraadka Carabta waxaa uu kula kulmay qaar ka mid ganacsatada Soomaaliyeed eek u sugan magaaladasi Dubai.

Ciidamada amaanka Beledweyne oo bilaabay howgal lagu raadinayo dadkii dilay Afhayeenkii Isimada
DHEGEYSO-Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan doorashada Soomaaliya iyo Puntland.
100-ka mid ah ciidamada AMISOM oo la geeyay Baydhabo
Garacad, 24, March, 2016-(Daljir)_Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalad Dubai ee xarunta isutaga Imaaraadka Carabta waxaa uu kula kulmay qaar ka mid ganacsatada Soomaaliyeed eek u sugan magaaladasi Dubai.
 
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ka wada hadlay arimo badan oo quseeya ganacsiga Soomaaliya iyo sida lagu horumarinkaro ganacsiga wadanka.
 
Dhanka kalena madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa uu ganacsatada u balan qaaday ganacsatadaas in dowladaa Soomaaliya ay si wanaagsan u la socon doonto xaaladahooda.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: