HomeUncategorized

Dhagayso Siyaasi Cali Xaaji: Munaasib ma’ahan in hadda Xassan Shiikh uu Puntland yimaado.

Nairobi, 24, March, 2016 - Siyaasi Cali Xaaji Warsame ayaa isagoo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa waraysi uu siiyay Radio Daljir uu kaga hadlay guulaha ay Puntland ka gaartay dagaalkii Shabaab, waxaana uu hambalyo guud u diray shacabka iyo dawladda Puntland.

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Isnin_07
Gudoomiye ku xigeenkii degmada Gaalkacyo oo is-casilay
Barnaamijka Tartan iyo Tacliim oo ay dugsiyada sare ee Puntland ku tartamayaan oo wareegii labaad u gudbaya
Nairobi, 24, March, 2016 – Siyaasi Cali Xaaji Warsame ayaa isagoo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa waraysi uu siiyay Radio Daljir uu kaga hadlay guulaha ay Puntland ka gaartay dagaalkii Shabaab, waxaana uu hambalyo guud u diray shacabka iyo dawladda Puntland.
 
“Puntland waxaa looga baahanyahay in ay u diyaar-garoowdo sidii ay uga hortagi lahayd wajiga 2aad ee dagaalka ay Puntland kula jirto, waxaa jira deegaano ka mid ah Puntland oo shabaabku ay joogaan, waxaana in Beesha Caalamka iyo DF-ku in ay ka aamuseen dawladda Puntland” Sidaasina waxaa yiri Siyaasi Cali Xaaji
 
Siyaasi Cali Xaaji ayaa sheegay in waqtigaan aysan munaasab ahayn inuu yimaado Puntland, waxaana uu sabab uga dhigay Puntland oo dagaal ku jirta, una baahan sookabasho dhinac-waliba ah.
 
Cali Xaaji waxaa uu safar taariikhi ah uu ku tilmaamay safarka madaxwayne Gaas uu ku gaaray Garacad, waxaana uu tilmaamay in safarkaasi oo mooral u yahay ciidanka iyo shacabka reer Puntland
Waxaa khadka taleefanka ku waraystay wariye Shaafici C/qaadir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: