HomeUncategorized

Ciidamo ka soo Laabtay Dagaaladii SUUJ oo Bosaaso lagu soo Dhaweeyay

Garacad, 23, March, 2016 -(Daljir)_Boosaaso Waxaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay qoraxdhicii gelinkii dambe ee shalay ciidan ka tirsan Kuwa badda iyo kuwa BIAda kuwaas oo ka qeyb qaatay dagaalkii lagaga difaacay gobolka mudug kooxdii ka tirsaneyd Alshabaab.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.
Degmada Godob-jiiraan oo Gole Deegaan Yeelatay
Saaka & Dunida iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)
Garacad, 23, March, 2016 -(Daljir)_Boosaaso Waxaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay qoraxdhicii gelinkii dambe ee shalay ciidan ka tirsan Kuwa badda iyo kuwa BIAda kuwaas oo ka qeyb qaatay dagaalkii lagaga difaacay gobolka mudug kooxdii ka tirsaneyd Alshabaab.
 
Dadweyne farabadan ayaa ciidankan ku soo dhaweeyay duleedka magaaladan Boosaaso, waxaana ay dadku lulayeen calanka Puntland, iyagoo sidoo kale ku qeylinayay ereyo soo dhaweyneed.
 
Taliska ciidanka Police-ka Gobolka bari C/xakiin Yuusuf oo saaka saxaafadda kula hadlay Gudaha Boosaaso ayaa sheegay in ay ka Police ahaan ciidankan ku soo dhaweynayaan Boosaaso islamarkaana yihiin ciidan soo hoyay guul uguna hambalyeynayaan.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: