HomeUncategorized

Dhagayso Caawa iyo Daljir Talaado 22 March 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim

Boossaaso, 22, March, 2016 - Talaado - Dhagayso barnaamijkii caawa iyo daljir oo caawa idin-kaga imaanaya Daljir xarunteeda Garowe, qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah.

Deegaano Hoos-taga Gobolka Bari oo biyo la’aan laga Soo Sheegayo
Amniga Degmada Cadaado oo Aad loo adkeeyay iyo ololaha Musharaxiinta oo wali socda
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Sabti_07
Boossaaso, 22, March, 2016 – Talaado – Dhagayso barnaamijkii caawa iyo daljir oo caawa idin-kaga imaanaya Daljir xarunteeda Garowe, qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah.
 
Wasiirka warfaafinta Puntland Soocade oo ka warbixiyay dagalladii maantay ka dhacay aaga Garacad
 
Madaxwaynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo booq-day xeryaha ciidankii soo af-jaray dagaalkii Suuj
 
R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka warbixiyay sida uu arko dagaalka Puntland Iyo Al-shabaab.
 
Maxaa laga baran-karaa Puntland sida ay u jabisay Al-Shabaab
 
R/wasaare Sharmaake iyo wafti uu hoggaaminayo oo gaaray Baladwayne iyo qodobo kale
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran
 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0