HomeUncategorized

Somaliland oo Laga roob-dooney maanta

March 22 2016 Hargeysa(Daljir)- Madaxweynuhu salaada ka dib waxa uu ku duceeyey in illaahay ka aqbalo baryadaa ummadda, raxmaadkiisana si degdeg ah ugu shubbo.

(DHAGEYSO) Barnaamijka Saaka & Dunida (Xarunta Garowe)
Dhagayso Talaado 26, January, 2016 – Caawa iyo Daljir Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Studiyo Boossaaso
Golaha ammaanka ee Q.M oo kuheshiin waayey cunaqabatayn lasaaro Suuriya.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shacbiga ku dhaqan Caasimada Hargeysa kula tukaday Salaada Roobdoonta.

Salaada roobdoonta oo dalka oo dhan laga oogay ayaa madaxweynuhu kula tukaday garoonta kubbadda cagta ee Hargeysa Stadium, Salaadan roobdoonta oo muddo sannad gudihii ah laba jeer madaxweynuhu la tukaday shacbiga gobolada Togdheer iyo Maroodijeex.

Madaxweynuhu salaada ka dib waxa uu ku duceeyey in illaahay ka aqbalo baryadaa ummadda, raxmaadkiisana si degdeg ah ugu shubbo.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0