HomeUncategorized

Dhagayso Firxadkii Shabaab oo lagu eryanayo deegaano ka ka tirsan Karkaar

Qardho, 21, March, 2016 - Guddoomiyaha gobolka Karkaar ee dawladda Puntland Cabdiqaadir Siciid Caarshe Dhaqaale oo caawa u waramay Daljir ayaa ka xog-waramay howlgalka Suuj iyo Firxadka Shabaab oo soo gaaray deegaano ka mid ah Karkaar

DHEGEYSO-Culimada Muqdisho oo baaq u dirtay laamaha ammaanka Soomaaliya.
Jawaari oo Kulan ka Dalbaday Xildhibaanada Mooshinka wada
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Bari C/samad Max?ed Gallan oo maanta xilkii la wareegay.

Qardho, 21, March, 2016 – Guddoomiyaha gobolka Karkaar ee dawladda Puntland Cabdiqaadir Siciid Caarshe Dhaqaale oo caawa u waramay Daljir ayaa ka xog-waramay howlgalka Suuj iyo Firxadka Shabaab oo soo gaaray deegaano ka mid ah Karkaar

Guddoomiye Dhaqaaje waxaa uu sheegay in shacabka gobolka Karkaar ay ku jiraan heegan buuxa, isla markaana howlgallo ballaaran ay ka socdaan degmooyinka Puntland.

“Xaqiiqadu waxay tahay ma badna fircadku, meel waxaa lagu sheegay 3 qof oo shabaab ah, ciidanka ayaana ku daba jooga, meelaha qaar-na waxaa lagu soo sheegay 1 ilaa 2, mana badna tirada firxadku, waxaana rajaynayaa in shacabku ay soo sheegaan meel-kasta oo lagu arko hal qof oo shabaab ah”

Hoos ka dhagayso Waraysigii Guddoomiyaha uu la yeeshay wariye Kooshin 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: