HomeUncategorized

Dhagayso Caawa iyo Daljir 20 March 2016 – Wariye Khadar Cawl Ismaaciil Daljir Garowe

Garowe, 20 March, 2016 - Barnaamijka Fiidnimo ee Caawa iyo Daljir waxaa idinla socodsiinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil oo ka tabinaya Daljir xarunteeda Garowe. Waxaadna ku maqli-doontaan qodobo dhowr ah

DHEGEYSO-Xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda Galmudug oo xallinaya khilaafka Galmudug kajira.
Uganda oo shaacisay Magaca Muwaadinad dalkaas u dhalatay oo ku geeriyootay Qaraxii Garowe
Safaaradda Soomaalida ee Hindiya oo bandhigtay qaar ka mid ah magacyada maxaabiis loo haysto burcadnimo oo ku xiran dalka Hindiya.

Garowe, 20 March, 2016 – Barnaamijka Fiidnimo ee Caawa iyo Daljir waxaa idinla socodsiinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil oo ka tabinaya Daljir xarunteeda Garowe. Waxaadna ku maqli-doontaan qodobo dhowr ah

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: