HomeUncategorized

Madaxweynaha Soomaliya oo ku Baaqay in loo Gurmado Goobaha ay Abaaruhu ka jiraan

Garacad, 20, March, 2016-(Daljir)_MadaxweynahaSoomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, hay’adaha gargaarka iyo beesha caalamka inay kaalmo deg-deg ah la soo gaaraan dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen.

Mudane Madoobe ?wefdiga waxaan kala arinsannay horumarinta waxbarashada, biyaha iyo maamulka?
Dhagayso Barnaamijka Xulashada Daljir Arbaco 26 – Oct – 2016 – Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso
Caawa iyo Daljir, Axad March, 24-2013, Cabdifataax Cumar Geeddi ‘ (Daljir Boosaaso)
Garacad, 20, March, 2016-(Daljir)_MadaxweynahaSoomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, hay’adaha gargaarka iyo beesha caalamka inay kaalmo deg-deg ah la soo gaaraan dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen.
 
“Biyo yaraan iyo abaaro baahsan ayaa goobo badan oo dalka ka mid ah ka jira. Xaaladdu waxaa laga yaabaa inay soo yara fiicnaato marka ay roobabka bilowdaan bisha soo socota ee April, balse inta ka horeysa waa in muhimadda koowaad iyo awoodda jirtaba la isugu geeyaa dadka tabaaleysan, iyadoo loo eegayo degaannada sida ay u kala daran yihiin’’.
 
Madaxweynaha waxaa uu sheegay in hay’adaha samafalka iyo dowladda ka sokow, shacabka Soomaaliyeed kuwooda wax haysta laga doonayo in ay u naxariistaan walaalahooda ay xaaladdan adag la soo gudboonaatey.Garacad, 20, March, 2016-(Daljir)_MadaxweynahaSoomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, hay’adaha gargaarka iyo beesha caalamka inay kaalmo deg-deg ah la soo gaaraan dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen.
 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: