Dhagayso Madaxwayne Xassan Shiikh: Reer Puntland waan idin-garab taagannahay, waad-na ka adkaanaysaan Shabaab

Muqdisho, 19, March, 2016- Madaxwaynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in dagaalka ka socda xaduuda gobollada Nuugaal iyo Mudug ee u dhaxeeya Shabaab iyo Puntland uu la mid yahay midka ka socda gobollada koonfureed ee Soomaaliya

“Reer Puntland waan idin garab-taaganahay, shacabka Soomaaliyeed dibad iyo gudabe waxay taaganyihiin garabkiina, waxaana ku kalsoonahay inaad ka adkaan-doontaan Shabaab, waa cadow sii daciifaya, niyada iyo kalsoonnida aad qabtaan sii xoojiya”

Halkaan ka dhagayso warbixin uu ka diyaariyay Wariye Cabdullaahi Suldaan oo ku sugan Muqdisho

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com