HomeUncategorized

(Dhagyaso) Guddoomiyaha gobolka Mudug oo faahfaain dheeraad ah ka bixiyay xaaladda Garacad

Gaalkacyo, 14, March, 2016 - Guddoomiyaha gobolka Mudug Xassan Abgaaloow oo faahfaain dheeraad ah ka bixiyay xaaladda Garacad

Biyo-dhaamis ka socda degmada Burtinlle xilli ay ka soo darayaan saamaynta abaaraha.
DHAGAYSO:Maamul lagu Magacaabo Waamo State oo laga Dhawaaqay Muqdisho
Go?aamadii guddiga talo-bixinta ee wada hadallada waftiga dawlada Somaliya & Puntland oo dib u dhacay. [Akhris …]

Gaalkacyo, 14, March, 2016 – Guddoomiyaha gobolka Mudug Xassan Abgaaloow oo faahfaain dheeraad ah ka bixiyay xaaladda Garacad, waxaaana uu xaqiijiyay inaan wax khasaare ah aysan Shabaab u gaysan shacabka deegaanka.

Guddoomiyaha gobolka Mudug Xassan Khaliif Maxamed oo goor dhawayd u waramay Daljir ayaa ka xog waramay ogaalkooda qabsada tuulada Garad oo ka tirsan degmada Jariiban ee gobolka Mudug. Jaamac C/raxmaan Axmed ayuu goor dhawayd khadka taleefanka ugu waramay.

Waxaa isna u waramay Radio Daljir guddoomiyaha demada Jariiban oo gobolka Mudug 

 

Hoos ka dhagayso xogtii ugu dambaysay ee Garacad

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: