HomeUncategorized

DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Maxamuud

Bacaadweyn, Maarso 09, 2016 (Daljir) —Ku so dhawaada Barnaamijkii Caawa iyo Daljir oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Bosaaso iyo wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Caafimaadka PL oo maanta kormeeray xaafadaha ay wali biyaha roobka dhex fadhiyaan.
Puntland iyo Galmudug oo galay heshiis cusub kadib is-faham darro dhawaan soo kala dhex gashay.
Baahin: Sabti, Nov 26, Maxamuud C/raxmaan ~ Daljir ~ Bossaso. R/wasaare ku xigeenka Turkiga oo booqasho ku jooga Muqdisho, kulamana layeeshay madaxad dawlada federaalka; Shirka IGAD ee Adis Ababa oo lagu gorgeeyey hawlgallada amni ee AMISOM ka wado Muqdisho; Ahlu-sunna oo guulo ka sheegtay dagaal iyaga & Al-shabaab ku dhex maray Dhuusamareeb.
Bacaadweyn, Maarso 09, 2016 (Daljir) —Ku so dhawaada Barnaamijkii Caawa iyo Daljir oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Bosaaso iyo wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.
 
Dhagayso 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: