HomeUncategorized

DHAGAYSO:Hay’adda Daryeelka Dhagoolayaasha Somaliya oo Xafiis ka Furatay Puntland

Burtinle, 28, Febru, 2016 -(Daljir)_Hay'adda Daryeelka iyo Hormarinta Dhagolayaasha Soomaaliya oo Xafiis Cusub Ka Furatay Puntland

Baahin: Arbaca, Jul 06, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. Ururka suxufiyiinta Somaliya (NUSOJ) & kan Puntland (MAP) oo si wadajir ah oo beeniyey in weriye Faysal Boston loo masaafurinayo Ethiopia; Afartameeyo ganacsato ah oo lagu xiray degmada Caabudwaaq, Galgaduud; Warbixin ku saabsan nin Somali ah oo lagu soo oogay falal argagixisnimo; Waanwaan laga dhex wado 2 ardaa oo ku dagaalamay gobollada Mudug & Galgaduud.
Dowladda Puntland oo Garowe ka Bilowday Dhismaha Garoon Diyaaradeed oo Cusub
Baahin: Isniin, 8 July 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe
 
Burtinle, 28, Febru, 2016 -(Daljir)_Hay’adda Daryeelka iyo Hormarinta Dhagolayaasha Soomaaliya oo Xafiis Cusub Ka Furatay Puntland
 
Musabad lagu dahfurayey Hay’adda Daryeelka iyo Hormarinta Dhagolayaasha Soomaliya ayaa manta ka dhacday Magalada Garoowe ee Casumada Puntland 
 
Warbixin Amurta ku Sabsan waxa ino haya Weriyaheena Sharmaarke Cabdulqadir Jaamac

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: