HomeUncategorized

DHAGAYSO:Duqa Degmada Qardho oo ka warbixiyay Safar uu Dalka dibaddiisa ugu Maqnaa

Boossaaso, 21, Febru, 2016 -(Daljir)_Duqa degmada Qardho ayaa ka warbixiyay Safar uu muddo asbuuc ah ugu maqnaa dalka dibaddiisa isaga iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda.

Caawa iyo Daljir Dec 13-2012, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland oo magacaabay afartii xubnood ee ka dhimmanaa guddiga doorashada Puntland.
Baahin: Axad, Mar 04, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. M/weyne Shariif oo booqday fariisimo ay ciidamada dawlada federaalku ka qabsadeen Al-shabaab; Gen. Carays oo sheegay in Al-shabaab ay yihiin ambad naf la caari ah, saamaynna aanay ku yeelan karin Puntland; Dhismaha golaha deegaanka Galdogob oo socda & wafti ka socda Puntland oo ku sugan degmada; Cabdi Jamaal, ku xigeenka wasiirka amniga Puntland oo xaqiijiyey khasaaraha dagaalkii buuraha Caal-madow & Galgala.
Boossaaso, 21, Febru, 2016 -(Daljir)_Duqa degmada Qardho ayaa ka warbixiyay Safar uu muddo asbuuc ah ugu maqnaa dalka dibaddiisa isaga iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda.
 
Cabdi Siciid Dheere ayaa si Faah-faahsan uga warbixiyay safarkaas.
 
Dhagayso 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: