DHAGAYSO:Maan-Hadal oo Todobaadkan Diiradda Saaraya Guddiga Doorashoyinka Puntland ee lagu Dhawaaqay

Bosaaso, Febru, 19, 2016 -(Daljir)_Ku soo Dhawaada Barnaamijkii Maan-hadal oo todobaadkan ku saabsan Guddiga doorashooyinka Puntland ee dhawaan lagu dhawaaqay ,waxaana doodda Barnaamijkan ka qayb-galaya siyaasiyiin miisaan ku leh siyaasadda dalka.


Wariye Jamaal Faarax Aadan ayaa Barnaamijkan isku soo duba-riday waxaana uu idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Gaalkacyo.
Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0