HomeUncategorized

Dhagayso – 16 – Febru – 2016 Barnaamijka Caawa iyo Daljir Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim

Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa idin-kaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa caawa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim oo ku sugan Daljir Boossaaso. Qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:

Somaliland iyo shacabka Cayn oo lakala wareegaya maxaabiis ay horay u kala-qabsadeen.
Dhegeyso:Barnaamijka Caawa iyo Daljir_Axad 26
RW Cumar CC iyo Madaxweyne Gaas oo gaarey degmada Dangorayo.
Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa idin-kaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa caawa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim oo ku sugan Daljir Boossaaso. Qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:
 
Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo safar maantay ugu baxay dalka Itoobiya
 
Golaha Wakiilada Puntland oo soo dhammaystiray Guddiga Doorashooyinka Puntland
 
Ma tahay xilligii loo baahnaa dhismaha guddiga doorashada (Falanqayn) ?
 
Dawladda Puntland oo sheegtay in ay u diyaar-garowday gurmadka abaarta Puntland Iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: