HomeUncategorized

DHAGAYSO:Wafdi Puntland u Yimid Maal-gashi oo Gaalkacyo lagu soo Dhaweeyay

Somalia, 15, February, 2016-(Daljir)_Siyaasiyiin ka soo jeda Puntland ayaa maanta soo garay Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka mudug. sodhawaynta siyaasinta ayaa waxaa ka qayb-galay nabadononno, Waxgarad, dhalinyaro haween iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ku Dhaqan Galkacyo. Musliyintaan ayaa shegay in ay ka qayb qadanayaan Hormarka ka socda degaanda Puntland. Warbixintaa waxaa Galkacyo Noga soo diray Shafi'i abdulkadir warsame

Dawladda Puntland oo dhaleecaysay afduubka shaqaalaha hay?adda DDG.
Dood ku saabsan farqiga u dhaxeeya xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga Maraykanka (Dhagyaso)
Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir Isniin May 03- 2016 – Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim (Studio Daljir Boosaaso)
Somalia, 15, February, 2016-(Daljir)_Siyaasiyiin ka soo jeda Puntland ayaa maanta soo garay Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka mudug. sodhawaynta siyaasinta ayaa waxaa ka qayb-galay nabadononno, Waxgarad, dhalinyaro haween iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ku Dhaqan Galkacyo.
 
Musliyintaan ayaa shegay in ay ka qayb qadanayaan Hormarka ka socda degaanda Puntland.
 
Warbixintaa waxaa Galkacyo Noga soo diray Shafi’i abdulkadir warsame
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0