HomeUncategorized

(Dhagayso) Barnaamijka Caawa iyo Daljir 14 – Febru – 2016 Wariye Cabdinaasir Maxamed Cali

Gaalkacyo, 14, Febru, 2016 - Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa idin-kaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo qodobada ugu waawayn ee caawa aad ku maqli-doontaan waxaa ka mid ah:

DHEGEYSO-Idaacadda Daljir oo booqatay dadka soo hayaamay kana waraysatay xaalkooda.
DHEGEYSO-Gen Cabdullaahi Siciid Samatar oo kahadlay arrimaha Galkacyo.
Wasiirka kaluumaysiga Puntland oo aan ka waraysanay maraakiib la afduubay.
Gaalkacyo, 14, Febru, 2016 – Barnaamijka Caawa iyo Daljir  oo caawa idin-kaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo qodobada ugu waawayn ee caawa aad ku maqli-doontaan waxaa ka mid ah:
 
Madaxwaynaha Soomaaliya Xassan Shiikh oo Garmal-ka kulamo kula qaatay madaxda caalamka
 
Wakiilka Gaarka ah QM Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay Madaxwaynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Sh. Axmed.
 
Madaxda Xafiiska Jinsiyadaha Soomaaliya oo kulamo ku leh magaalada Muqdisho.
 
Guddiga Garoonka Caabudwaaq oo ku baaqay in la taageero Wajiga Labaad ee dhismaha Garoonka Caabudwaaq oo bilowday.
 
Hoos ka dhagayso barnamaijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: