HomeUncategorized

(Dhagayso) Barnamijkii Caawa iyo Daljir 11 – Febru – 2016 Wariye Jaamac Cabdiraxmaan Axmed

Barnaamijka caawa iyo daljir oo idinkaga imaanaya Daljir Studiyaha ay ku leedahay Garowe waxaa caawa idinla socodsiinaya wariye Jaamac Cabdiraxmaan Axmed. Qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah:

DHEGEYSO-Labo ruux oo harraad ugu dhintay koonfurta Gobolka Mudug
Madaxweyne Gaas oo Bursaalax iyo Deegaano kale lagu soo Dhaweeyay
WARKII SUBAXNIMO _JIMCO 17_[DHAGAYSO]
Barnaamijka caawa iyo daljir oo idinkaga imaanaya Daljir Studiyaha ay ku leedahay Garowe waxaa caawa idinla socodsiinaya wariye Jaamac Cabdiraxmaan Axmed. Qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah:
 
Shirkii Puntland iyo Beesha Caalamka oo fashil kusoo dhammaaday
 
Qubo-joogta reer Puntland oo taageeray Mowqifka Puntland
 
Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo Gole deegaan u dhistay degmada Bandar-bayla ee gobolka Gardafuu
 
Somaliland oo qaylo-dhaan kasoo saartay abaaro ka taagan deegannada ay maamusho.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: