(Dhagayso) Wacaal Daray ah: Wafti ka socda QM iyo Dowlado kala duwan oo Garowe biri kusoo wajahan

Garowe, Febru, 08, 2016 – Waxaa maalinta birri ah Garowe imaanaya wafti heer caalami ah oo uu hoggaaminayo wakiilka xog’hayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOS, Danjire Micheal Keating oo ay wehliyaan safiiro ka socda dawladaha daneeya arrimaha Soomaaliya.

Hadaba u jeedada wufuudaaan ay u imaanayaan Puntland iyo cida ay la kulmayaan ayaan ka waraysanay marwo caasho geele diiriye oo kamid ah ururada bulshada rayidka ah jaamac cabdiraxmaan axmed ayaa waraystay.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com