HomeUncategorizedMAANHADAL

DHAGAYSO: Barnaamijkii Maan-Hadal oo Ku Saabsan Jidka Ceel-Daahir ,Ceer-Gaabo

Sabti, Feberaayo 06, 2016 (Daljir) —Ku soo dhawaada Barnaamijkii Maan-hadal oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Gaalkacyo waxaan todobaadkan looga hadlayaa Dhismaha wadada Ceel-daahir Ceergaabo oo la filayo in la soo gaba-gabeeyo dhawaan. Waxaa soo jeedinaya wariye Jamaal Faarax Aaadan ,waxana kala qayb-galaya marti-sharaf kala duwan Dhagayso

Maanhadal Jimce-Nov 30, Bashiir Axmed Cabdi _Daljir Boosaaso.
Maanhadal: caqabadaha ku xeeran Hirgelinta Siyaasad Arimo dibadeed oo xasiloon,
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Caafimadka (dhegayso)
Sabti, Feberaayo 06, 2016 (Daljir) —Ku soo dhawaada Barnaamijkii Maan-hadal oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Gaalkacyo waxaan todobaadkan looga hadlayaa Dhismaha wadada Ceel-daahir Ceergaabo oo la filayo in la soo gaba-gabeeyo dhawaan.
 
Waxaa soo jeedinaya wariye Jamaal Faarax Aaadan ,waxana kala qayb-galaya marti-sharaf kala duwan 
 
Dhagayso 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: