HomeUncategorized

Isniin (Dhagayso) Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Kooshin 25 January 2016 (Daljir Studio Garowe)

Garowe, Janu, 25, 2016 - (Dhagayso) Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Kooshin 25 January 2016 (Daljir Studio Garowe) Qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah

DHEGEYSO-Wasaaradda kalluumaysiga dowladda Puntland oo ka hadashay doonyo ku xiran dekedda Boosaaso.
Maamulka Jubbaland oo ka warbixiyay Xaaladda Deegaanadaas
Alshabaab oo dib uqabsatay Ceel-cadde kadib markii ciidamada Kenya xalay ka bexeen.

Garowe, Janu, 25, 2016 – (Dhagayso) Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Kooshin 25 January 2016 (Daljir Studio Garowe) Qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah

Madashii 4aad ee wadatashiga Nooca Doorasho ee Soomaaliya oo galabta laga furay Muqdisho.

Baarlamaanka dawladda Federaalka oo baaq ka soosaaray xasuuqa ay Kenya ka gaystay gobolka Geddo.

Xildhibaan C/barre Yuusuf Jibriil oo DF ugu baaqay in ay Maxkamada HAG u gudbiso dacwad ka ah Kenya oo lala xiriirinayo xasuuqa ay ka geysteen gobolka Gedo. Iyo Qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: