HomeUncategorized

Lionel Messi oo ku Guuleystay Xidiga ugu wanaagsan Adduunka

Cayaaryahanka Xulka Argentine iyo Kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa Caawa ku Guuleeystay Xidiga ugu wanaagsan Adduunka Abaalmarinta FIFA Ballon d’Or Sanadkii 2015.

Caawa iyo Daljir, Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim 18 Aug 2015 , Daljir Boosaaso
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Khadar Cawl Ismaciil.
Caalmaka Islaamka oo maanta laga xusay munaasabada Ciid al Fitr. [Dhegaysi …]

Cayaaryahanka Xulka Argentine iyo Kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa Caawa ku Guuleeystay Xidiga ugu wanaagsan Adduunka  Abaalmarinta FIFA Ballon d’Or Sanadkii 2015.

Xidigaan ayaa ka Guuleystay Xidigaha kala ah C.Ronaldo oo Real Madrid u dheela iyo Neymar oo u Safta Kooxda Barcelona.

Lionel Messi ayaa Abaalmarintaan ku Guuleystay Markii Shanaad,iyadoo uu noqonayo Xidigii ugu badnaa Abid oo Mudo Shan jeer loo Caleemo Saaro Xidiga ugu Wanaagsan Caalamka.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: