HomeUncategorized

DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Isniin 11

Isniin, Janaayo 11, 2016 (Daljir) —Ku soo dhawaada Barnaamijkii saaka iyo Dunida oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Bosaaso iyo wariye Abdinaasir. Dhagayso

Baahin: Arbaca, Mar 23, Weriye Xuseen Madar ~ Daljir ~ Boosaaso. Xaaladda Abaaraha: Wasiirka maaliyadda Puntalnd oo shir ganacsi kaga warbixiyay xaaladda abaaraha iyo dowrka dawladda … Boosaaso: Dib-u-habayn lagu sameeynayo xarunta dawladda hoose ee Boosaaso … Carmo: Duqa degmada oo booqday degaannada abaaruhu saameeyeen kadibna Daljir la hadlay … Garoowe: Tababar loo soo gabagabeeyay saraakiisha wasaaradda xannaanada xoolaha …
(Dhagayso) Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo fal-waxuushnimo ah ku tilmaamay duulaanka Balicad
Xil. Maxamuud Jaamac Dalas oo aan ka waraysnay dagaaladii maanta ka dhacay Kalabaydh & Widhwidh ee gobolka Sool.
Isniin, Janaayo 11, 2016 (Daljir) —Ku soo dhawaada Barnaamijkii saaka iyo Dunida oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Bosaaso iyo wariye Abdinaasir.
 
Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: