HomeUncategorized

(Dhagayso) Dood ku saabsan Nooca Saamaynta Qurba-joogta Reer Puntland

Garowe, Janu 2016 - Dood ku saabsan Nooca saamaynta Qurba joogta reer Puntland ay dalka ku leeyihiin ? Waa maxay xiriirka ka dhaxeeya kororka tahariibka dhalinyarada iyo qulqulka Qurbajoogta dalka kusoo noqonaysa ?

DHEGEYSO-Ku-simaha ra’iisul wasaaraha oo kahadlay deeqo soo gaarey.
Ciidamada dawladda federalka oo ku hareeraysan suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho iyo dagaal halkaasi ka socda.
Ciidamada Kenya iyo kuwa dawladda Federaalka oo qabsaday degmada Buur-gaabo ee gobolka J/hoose.

Waxaa doodaan marti galiyay wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, waxaana lagu falanqaynayaa 3 su’aalood oo kale ah:

1- Intee ayay le’eg tahay Saamaynta ay Qurba Joogta reer Puntland ay ku leeyihiin deegaannada Puntland?

2- Xiriir maka dhaxeeyaa kororka Da’yarta Tahariibaysa, iyo Qulqulka Qurba joogta dalka kusoo laabanaysa ?

3 – Dowladda Puntland jihayn iyo qorshe ma u samaysay Qurba Joogta reer Puntland ?

Dooda waxaa ku marti ah labo aqoonyahan oo oo kale ah Rooble Axmed Daahir iyo Maxamed Shire Cabdi (Haariye) Daljoog iyo Dibad-joog kala taageersan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: