HomeUncategorized

Xildhibaano ka tirsan Puntland oo lagu soo Dhaweeyay Sanaag

Sabti, December 26, 2015 (Daljir) —Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland ayaa gaaray gobolka Sanaag waxaana halkaas kusoo dhaweeyey maamulka gobolka iyo qaarkamid ah shacabka gobolka.

Puntland oo soo dhaweysay hawlgallada amni ee gobollada dhexe & soo gelitaanka Itoobiya ee Beladweyn.
DHEGEYSO-Dowladda hoose ee Muqdisho oo sheegtay in aan qofna hantidiisa xoog lagu haysanayn.
“Waa muhiim in bulshadeenu fahmaan in garoomadu yihiin muraayadii dalka, ka qayb qaataan dayactirka garoomada Puntland” Wasiirka Duulista & Garoomada.

Sabti, December 26, 2015 (Daljir) —Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland ayaa gaaray gobolka Sanaag waxaana halkaas kusoo dhaweeyey maamulka gobolka iyo qaarkamid ah shacabka gobolka.

Golaha wakiilada ayaa booqday degmada Baran ee gobolka waxayna booqdeen meelo kamid ah magaalada,waxana ay bulshada ugu baaqeen inay ka shaqeeyaan nabadgalyada.

Meelaha ay booqdeen waxaa kamida ah Saldhiga magaalada oo qabyo ah xarumaha ciidamada,waxayna sheegeen in warbixinada ay helaan horgayn doonaan markuu furmo Kalfadhiga baarlamaanka Puntland oo hada fasax ah.

Fasax Baarlamaanka Puntland ay galaan waxay booqdaan deegaanada ay kasoo jeedaan si ay usoo in dho indheeyaan xaalada iyo baahiyaha ay qabaan dadka ay matalaan.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: