HomeUncategorized

Maraykanka oo Duqayn ku Dilay Saraakiil ka tirsan Al-shabaab

Somalia, December 22, 2015-(Daljir)_ Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo deegaanka Shanta oo hoosyimaada degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in diyaaradaha aan duuliyaha lahayan ee Drones-ku ay dileen mid kamid ah saraakiisha ururka Alshabaab.

Faahfaahin ku saabsan doorashada guddoomiyaha golaha deegaanka iyo Duqa magaalada Galkacyo. [Akhris …]
DHEGEYSO-Natiijada imtixaankii dugsiyada dhexe ee Puntland oo lashaaciyey.
Ra?isal wasaaraha Soomaaliya oo ugu yeeray Barclays in uu ka laabto go?aankiisa xawaaladaha

Somalia, December 22, 2015-(Daljir)_ Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo deegaanka Shanta oo hoosyimaada degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in diyaaradaha aan duuliyaha lahayan ee Drones-ku ay dileen mid kamid ah saraakiisha ururka Alshabaab.

Wararka ayaa sheegaya in duqaynta ay qaadeen diyaaradaha Maraykanku lagu khaarajiyey madixii Jammhadaynta ururka Alshababa oo lagu sheegay magiciisa Abu Cutayba iyo sarkaal kale oo katirsanaa horjoogayaasha Alshabaab ee gobolka, sida uu sheegay gudoomiyaha Kuntuwaarey Muxudiin Cali Caliyow.

Cutubyo katirsan dagaalyahanada ALshabaab ayaa isku gadaamay goobtii ay duqayntu ka dhacday waxanay xannibeen dhaqdhaqaayadii dadweynaha, mana jiraan warar madax banaan oo laga helayo arrimaha dilka saraakiishaasi.

By:Jaamac Abdurahman

 

 

 

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0