HomeUncategorized

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Gaalkacyo Imaanaya

Somalia, December 18, 2015-(Daljir)_ Madaxweynaha dowaldda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hogaaminayey ee ka qayb galay shirkii doorashada ayaa saacadaha soo socda laga sugayaa magaalada Gaalkacyo.

Baaqyada beesha caalamka iyo badashada dhibaatooyinka abaarta.
Caawa iyo Daljir, Salaasa ,March, 5, Axmed Nuur Ibraahim ‘Somali’ ( Daljir Boosaaso ).
Shirkii Kismaayo oo maalintii labaad coda & Dastuurkii Jubaland oo loo qaybshey Ergada shirka

Somalia, December 18, 2015-(Daljir)_ Madaxweynaha dowaldda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hogaaminayey ee ka qayb galay shirkii doorashada ayaa saacadaha soo socda laga sugayaa magaalada Gaalkacyo.

Garoonka Cabdullaahi Yuusuf ayaa hada waxaa kusugan masuuliyiinta gobolka Mudug iyo qaarkamid ah shacabka kuwaa soo soo dhaweynaya madaxweynaha iyo waftigiisa.

Shirkiil ooga hadlayey doorashada Soomaaliya ee sandka soo socda ayaan wax natiijo ah kusoo dhamaan,waxayna masuuliyiintu isku afgaran waayeen hab looso xulayo xildhibaanada.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa xili lasiiyey ay dadkay matalaan kula soo tashadaan maadaam ay kalaaban waayeen go’aankoodii ahaa in deegaan lagu soo xulo Xildhibaanada.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: