HomeUncategorized

Ismaaciil Cumar Geelle oo Markii Afaraad u tartamaya doorashada Jabuuti

Somalia, December 05, 2015-(Daljir)_ Dalka Jabuuti waxaa dhacay Kowdii Novembar iyo Todobaadkii ku xigay Mudaharaadyo lagu taageerayey madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo dadka doonayaan inuu mar kale qabto xilka Madaxweynaha Jabuuti.

Ciidamada amaanka shabeelaha hoose oo rajo xumo ka muujiyey awooda Al-shabaab ee gobolka
Baahin: Khamiis 11 July -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle
DHEGEYSO-Taliyaha ciidanka difaaca Puntland oo kahadlay ciidamo tababar usoo dhammaaday.

Somalia, December 05, 2015-(Daljir)_ Dalka Jabuuti waxaa dhacay Kowdii Novembar iyo Todobaadkii ku xigay Mudaharaadyo lagu taageerayey madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo dadka doonayaan inuu mar kale qabto xilka Madaxweynaha Jabuuti.

Dadka banaanbaxyada dhigayey ayaa ku dhawaaqayey kalmado ka turjumayey Rabitaan kooda Geelle iyo waxbadkii mudadii u jooga Xafiiska waxayna sheegeen inuu yahay hogaamiye kasoo baxay waajibaadkii dalka uuna mudan yahay hada inu xilka markii Afraad qabto.

Ismaaciil Cumar Geelle oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu tixgalinayo rabitaanka shacabka balse wuxuu tilmaamay in dadkii banaanbaxyada dhigay inaysan xisbina ka mid ahayn islamarkaana ay ahaayeen dadka Shacaba oo aribitaan kooda ka hadlay.

Madaxweyne Geelle ayaa markii AFraad sheegay inuu isu sharaxayo madaxweyne dalka Jabuuti,dalka Jabuuti ayaa doorashada madaxweyne la filayaa in la qabto sanadka 2016.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: