HomeUncategorized

DHAGAYSO:Warkii Duhurnimo ee Daljir _Jimce_13

Somalia, November 13, 2015 (Daljir) — Ku soo dhawaada warkii Duhurnimo oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Bosaaso iyo wariye Xasan Haykal. Dhagayso

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Axad_13
Baahin: Salaasa, Oct 18, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Wasiirada arrimaha dibedda & gaashaandhiga ee Kenya oo Muqdisho kulamo kula yeeshay madaxda dawlada federaalka; Gen. Ilkajiir, wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland oo ka dayriyey dagaal-beeleedyada soo noqnoqda ee ka dhex dhaca beelaha Puntland; Maxkamada darajada 1-aad ee Garowe oo dil ku xukuntay C/llahi Cabdulle Iimaan oo qirtay in uu ka tirsan yahay Al-shabaab, gaystayna falal dil & dhaawac isugu jira.
Taliyayaasha cusub ee Asluubta iyo Booliska Soomaaliya oo Maanta la Dhaariyay
Somalia, November 13, 2015 (Daljir) — Ku soo dhawaada warkii Duhurnimo oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Bosaaso iyo wariye Xasan Haykal.
 
Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: