HomeUncategorized

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Khamiis_12

Somalia, November 12, 2015-(Daljir)_ Ku soo dhawaada Barnaamijkii Saaka iyo Dunida oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Garowe iyo wariye Jaamac Abdurahman. Dhagayso

?Muranka ka dhex taagan mudanayaasha federaalka waa mid lagu carqaladaynayo shirka Garowe si uusan u dhicin? Madaxweyne Faroole.
Saraakiil boolis ah oo Tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho
Baahin: Sabti, Feb 04, C/qaadir C. Silfar ~ Daljir ~ Garowe. M/weyne Shariif oo kormeeray xarumaha dawlada ee dhawaan la baneeyey; Is-bahaysiga Somaliya oo sheegay in ay kaabiga u saaran yihiin la wareegida gobollada Jubooyinka; Galmudug oo loogu baaqay in ay jawaab ka bixiyaan dad rayad ah oo lagu laayey xaafada Wadajir, Galkacyo.

Somalia, November 12, 2015-(Daljir)_ Ku soo dhawaada Barnaamijkii Saaka iyo Dunida oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Garowe iyo wariye Jaamac Abdurahman.

 

Dhagayso 
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: