
November 09, 2015 (Daljir) — Roobab lagu diirsaday ayaa maanta ka da’ay magaalada Bosaas ee xarunta gobolka Bari ,iyadoo sidoo kale uu khasaare gaarsiyay qaar kamid ah barakcayaasha magaalada .
Wariye Xasan haykal ayaa warkan inooga diyaariyay
Audio Player
COMMENTS