HomeUncategorized

Puntland oo ka Qayb-gashay shir looga hadlayay Shidaalka Africa oo ka dhacay Cape town

Oktoobar 31, 2015 (Daljir) — Wasiirka macdanta xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya iyo agaasimaha guud ee Hay’ada Macdanta iyo shidaalka ee dowladda Puntland ayaa magaalada Cape Town ee dlaka koonfur Africa kaga qaybgalay shirka todobaadka ee shidaalka Africa.

War laga soo saaray xafiiska R/wasaare Gaas oo lagu sheegay in uu meel wanaagsan marayo qosrhii Roadmap.
Dowladda Puntland oo Garowe ka Furaysa xafiis isku xira bulshada iyo Booliska
Ciidamada Soomaliland oo laga saaray magaalada Buuhoodle oo ay gelinkii hore ee maanta soo galeen.

 Oktoobar 31, 2015 (Daljir) — Wasiirka macdanta xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya iyo agaasimaha guud ee Hay’ada Macdanta iyo shidaalka ee dowladda Puntland ayaa magaalada Cape Town ee dlaka koonfur Africa kaga qaybgalay shirka todobaadka ee shidaalka Africa.

Shirkaan oo mudo afar maalin ah kasocdey magaalada xeebta ah ee Cape town ayaa waxaa looga hadlayey shidaalka iyo macdanta guud ahaan qaaradda Africa, waxaana hay’adihii caalamiga ahaa ee ka qaybgalay ay madaxda African-ka ku booriyeen inay khayraadkooda ka faa’iidaystaan.

Agaasimaha Hay’ada macdanta iyo batroolka ee dowladda Puntland Mudane Ciise Dhoola-waa oo kamid gabagbadii kulanka lahadlayey warbaahinta ayaa sheegay in mudadii uu socdey shirku ay lakulmeen madax caalami ah, ayna filayaan inay kasoo baxaan arrimo wax ku ool ah.

By: Abdirashid

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: