FAAH-FAAHIN: Is-casilaadda Gudoomiyihii Barlamaanka Puntland (Dhagayso)

Arbaco, Oktoobar 28, 2015 (Daljir) —Gudoomiyihii barlamaanka dowladda Puntland Siciid Xasan Shire oo shir jaraa’id ku qabtay aqalka uu ka deganyahay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa iskacasiley xilkii gudoomiyenimo iyo xubinimo ee barlamaanka Puntland.

Hadaba Faah-faahin dheeri ah oo ku saabsan waxa keenay is-casilaadda gudoomiyaha waxaa warbixin dhamaystiran inooga diyaariyay wariye Jaamac Abdurahman.

Dhagayso

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com