HomeUncategorized

Puntland oo sii daysay rag loo haystay Al-shabaab-nimo

Talaado, Oktoobar 27, 2015 (Daljir) —Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Gobolada Bari,Karkaar,Sanaag,Hayland iyo Gardafuu ayaa siidaysay eedaysanayaal ku eedaysnaa arrimo Alshabaabnimo oo ay maxkamaddu kuwayday eedaymihii loohaystay sida uu sheegay gudoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dembiyada culus ee Cabdifataax Xaaji Aadan.

Xarunta GECPD oo tababar u soo xirtay 20 dhallinyaro ah oo muddo 6 bilood ah baranayey farsamada gacanta.
Madaxweynaha waqtigiisii dhammaaday oo xariga kajaray xarunta aqalka sare.
Madax iyo saraakiil ku shiray Muqdisho oo sheegay in amaanka caasimada la adkeeyey toddobaadkan

Talaado, Oktoobar 27, 2015 (Daljir) —Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Gobolada Bari,Karkaar,Sanaag,Hayland iyo Gardafuu ayaa siidaysay eedaysanayaal ku eedaysnaa arrimo Alshabaabnimo oo ay maxkamaddu kuwayday eedaymihii loohaystay sida uu sheegay gudoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dembiyada culus ee Cabdifataax Xaaji Aadan.

Waxaana ay kala ahaayeen eedaysanayaashaasi:

1-Nuunow Maxamed Madnuur.

2-Maxamed Maxamuud Xassan.

3-Cali Nuur Macalin

4-Bashiir Cabdi Dirir.

5-Axmed Yaasiin Xirsi.

6-Kayse Maxamed Cabdullaahi Faarax Ciidanka Daraawiishta Puntland.

7-Dable Bashiir Siciid Muuse Ciidanka Daraawiishta Puntland.

8-Dable Cabdiraxmaan Daahir Axmed Ciidanka Daraawiishta Puntland

By:Abdirashid

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: