HomeUncategorized

DHAGAYSO:Barnaamij Gaar ah oo ku Saabsan Shirkii wada-tashiga ee Muqdisho

Jimco, Oktoobar 23, 2015 (Daljr) — Ku soo dhawaada Barnaamij Gaar ah oo ku Saabsan shirkii dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Muqdisho ,waxaana shirkan marti ku ah afhayeenka dowladda Puntland Cabdulaahi Maxamed Quraan Jecel ,kaasi oo si faah-faahsan uga hadli doona dowrkii Puntland ee Shirkan. Wariye Jamaal ayaa Barnaamijka soo Diyaariyay ee Dhagaysi wacan.

Wasiirka kalluumaysiga ee Puntland oo aan ka waraysanay natiijada kulamo ka dhacay Buuhoodle, Cayn.
Hogaamiye Sare oo ka tirsanaa Al-shabaab oo ku Biiray Daacish
Qaar kamid ah Dhaqaatiirta Afrika oo Shir ku leh Mombasa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: