Wasiirka amniga iyo taliyeyaasha ciidamada oo hortagay baarlamaanka Soomaaliya

HomeWararka

Wasiirka amniga iyo taliyeyaasha ciidamada oo hortagay baarlamaanka Soomaaliya

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay kulanka baarlamaanka ee Soomaaliya, kaasi oo uu shir guddoominayo guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Mur

Wacaal Darey ah: Qoor Qoorkii ay dowladda wadatay oo loo doortay madaxweynaha Galmudug
Itoobiya: Baraha ay bulshada ku xiriirto oo la hakiyay
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo laamaha Amniga kala hadlay la dagaalanka Al-shabaab

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay kulanka baarlamaanka ee Soomaaliya, kaasi oo uu shir guddoominayo guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Wasiirka amniga Maxamed Abuukar Islow , taliyaha NISA Fahad Yaasiin iyo taliyeyaasha booliska iyo militariga ayaa goob joog ka ah.

Kulankan ayaa daba socday u yeeridda baarlamaanka ee hay’adaha amniga, kadib todobaadyo xiriir ah oo qaraxyo ay ka dhacayeen magaalada Muqdisho iyo dilal, kulamadii kan kahoreeyey ayaa u baaqday buuq ka jira baarlamaanka Soomaaliya iyo masuuliyiinta oo aan ajiibin u yeeriddii baarlamaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: