Isniin, September 14, 2015 (Daljir) —Taliska Qaybta Booliska ee Gobolka bari Maamulka Gobolka iyo Taliska Dekada Magaalada Boosaaso ayaa Maanta waxa ay ku soobandhigeen Magaalada Boosaaso Sadax nin oo Lagu soo eedeeyey inay ka shaqeeynayeen Tahriibta oo intooda Badan lasheegay in ay Puntland ka tahriibiyeen Dhalinyaro Fara badan , Waxaana Gacanta ku soo dhigay ragan Ciidamada Amniga ee Gobolka bari.
Dhagayso wariye Xasan Haykal oo warbixintan oo Faah-faahsan inoo Akhriya.
Audio Player
COMMENTS